Sidaan og nahay waxaa jira dad badan oo markay arkaan in sanad cusub soo gali rabo bilaaba hadalo ah waxaan rabaa inaa isbedal sameeyo sanadkan cusub. Hadana ma jiraan wax ay iska bedalaan, sababtoo ah waxay rabaan waxay ku koobaan hadal kaliyaa. Ma jiro ficil sida saxda ahna ma shaqaynayo hadal oo kaliyaa hadiii uunan qofka la imaan ficil. Hadaba su`aasha waxay tahay sidee uga duwanaan kartaa dadkan ugana dhabayn kartaa goolashaada? Hadaba sooqaado qalin iyo buug qor waxa aad u baahantahay inaa iska bedasho sanadkan cusunb. Si doo kale qor waxyaabaha aad u baahantahay inaa ku soo kordhiso naftaada sanadkan cusub ee soosocda. Ku dhagso qolkaaga darbigiisa waliba meel ay fududahay in sifiican loo arko si aad mar walbe indhahaaga u qabtaan. Taasina waxay kaa saacidaysaa inaa xasuusnaato oo aad waliba ku dhaqaaqdo sameenteeda mar waliba oo aad aragto. Kadib marka aad samaysay qorshayaashaada sanadka cusub waxaa ku xiga waa wax ay dad badan ku guuldarasteen in ay sameeyaan. Taasina ma...